Dhageyso:Madaxweynaha Kgs Oo Digreeto Ku Soo Magacaabey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dkgs Axmed Cabdulaahi Xuseen (fanax)

0

Kulankan golaha wasiirada maamulka koonfur galbeed ay ku yeeshen xarunta madaxtooyada ee magaalada baydhabo ayaa waxaa shir gudoominayay M/weynaha dowlada shariif xasan sheikh aada,iyadoo inta badan wasiirada iyo ku xigenadooda ay kasoo qeyb galeen kulanka.
Kulanka wasiirada koonfur galbeed oo madaxweynaha shir gudoominayay ayaa looga hadlay arimaha amaanka,wareegto madaxweynaha uu ugu magacaabay axmed cabdulahi xuseen inuu noqdo ku gudoomiyaha maxkamada sare ee koonfur galbeed.
Kulanka oo ahaa mid albaabda u xiranaa ayaa waxaa marka uu soo dhamaaday fafaahin ka siiyey bahda saxaafada wasiirka warfaafionta koonfur galbeed xasan cabdi maxamed