Dhageyso: Warbixin ka hadleysa Qaxootiga Soomaalida

0

Warbixin ka hadleysa Qaxootiga Soomaalida Ku dhowaad labo boqol oo qof oo ku wajahan gobaladda Baay, Gedo iyo Jubbada hoose ayaa maalin ka hor kasoo baxay xeradda qaxootiga Dhadhaab kuwaasoo warbaahinta u sheegay inay iskood uga tagayaan dalka Kenya oo ay u baahan yihiin inay dalkooda hooyo ku noolaadaan.