Maxaa ka cusub doorashada dalka Jabuuti ”Sawiro”

0

Dadka reer Jabuuti ayaa maanta waxa ay u dareereen doorashada dalkaasi wali ka socota.

Goobaha codadka lagu dhiibanayo ayaa waxa ay gaarayaan ilaa iyo 456 meelood, waxaana dadka ay yihii kuwa safaf ku jira.

Waxaana doorashadan ku loo lamaya 6 musharax oo uu ka mid yahay Ismaaciil Cumar Geelle oo haatan madaxweyne ka ah dalka Jabuuti.

Waxaa cawa la filayaa in lagu dhawaaqo natiijada saxda ah ee doorashadan dalka Jabuuti ka socota.

1 2 3 5 4