Sawiro:BeeI degta gobolka Bakool 00 ka shiray aayaha deegaanka iyo sidii Ioo hormarin Iahaa

0

Kulan aad u balaaran oo howl wadeen ka ahayd Ururka Bulshokaab oo  gacan balaaran ka helaysay Qurba
joogta ee ku fool qurbaha ayaa si habsami ah uga dhacay magaalada moqdishu.
 
Kulankan oo dhacay 18-kii bishii hore ayaa ajandihnsu ahaa Telinoy ayaa waxaa kasoo qeyb galay dad kor u dhaafaya 80 ruux oo ay isigu jiraan Odayaal (isimo), siyaasiyiin , ganacsatoiyo aqoonyahno.
Bulshokaab, iyo xubno ka socday Qurbajoogta oo horkacayay gudoomiyahooda ayaa kamid ahaa xubnihii goob joogta ahaa.
Kadib markii la dhageystay khudbadaha mas’uuliyiinta iyo qodobkii dooda la dhaxdhigay dhamaan ka soo qeybgalayaashii
kulanka oo ahaa sidee looga bixi karaa dibu dhaca ka jira deegaanka Bakool ayaa waxaa ka soo baxay war murtiyeed ka
kooban qodobadaan hoos ku xusan:
1. In reerka akhristo quraan.
2. In Koonto maaliyadeed Ia sameeyo(Account).
3. In laga dhiidhiyo dadkii xirnaa, lana gudi gab sidii Ioo soo deyn Iahaa.
4. In laga shaqeeyo sidii bagu qaban Iahaa Malaaq Guud.
5. In laqabto kulan guud sadexdii biloodba mar.
6. In lala xisaabtami doono qeyb walba oo bulshada kamid ah (Ganacsatada,Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka iyo
bulshokaaba).

  1. Ugu dambeyntli waxaa laga soo saaray gudi farsamo oo ka kooban bulshada qeybaheeda kala duwan sida Odayaasha Dhaqanka ,siyaasiyiinta ganacsatada. iyo bulshokaab oo  leh rag iyo dumar
    FG: baaqaan ka kooban 7da qodob sadexda ugu horeysa waxaa l00 gartay inay yihiin kuwo ubaahan Si degdeg ah wax looga qabto.

wadani1 wada2 wadani4 wadani5 wadani6 wadani7 wadani8 wadani10 wadani11 wadani13 wadani14 wadani15 wadanin9