Dhageyso:-Maxaa Kala Haysta Shariif Xasan Sheekh Adan iyo Odiyaasha Dhaqanka Degmada Buurhakaba,,

0

Buurhakaba— WNN — cabashada ka soo yeeraysa odayaasha dhaqanka degmada buurhakaba ayaa wili ka cabanaayo maamulka cusub loo soo magacaabay degmadaasi  hoose ka dhageyso cododka odiyaasha ka hadlay maamulkaasi.