DHAGEYSO: Dadka Ka soo jeeda Maamulka K/Galbeed oo loo qabtay Maalmo kooban in ay ka baxaan P/L

0

iyadoo deegaanada Maamulka Puntland ay ka bilawdeyn falal lagu dhibaateynayo dadka kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya wixii ka dambeeyay markii kooxda alshabaab ay ku duuleen maamulkaasi ayaa hada waxaa soo baxaya in waqti kooban loo qabtay dadka reer koonfurta Galbeed soomaaliya ah islamarkaana ku nool Dhulka Puntland.

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ugu baaqay in ay si nabad ah ugu laabtaan deegaanadooda inta aan la waxyeelin hantidooda, isagoo ugu baaqay maamulka iyo shacabka Puntland in ay go’aan mideysan arintaasi ka qaataan.

Nabaddoonka ayaa sheegay in dadka madax jabiska ka waday Puntland iyo kooxihii Al-Shabaab ee ku duulay in ay kasoo wada jeedaan koonfurta Somalia, taasina uu sheegay in aan loo dul qaadan doonin.

HALKAAN KA DHAGAYSO DEREENKA AY KA QABAAN  REER PUNTLANDA DADAKA KA SOO JEEDA KGS,

hadal ayaa soo jeediyeen shacabka reer puntland waa qiibkela