DHAGEY, WAFDI KATAGEY BAYDHABO OO GAAREY PUNTLAND WAXAYNA LAKULMEN WASIIRADA PUNTLAND IYO GANACASATADA KASOO JEEDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA

0

Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Somaliya ayaa si wanaagsan u dhageystey xaaladaha kajira deegaanada Maamul Gobaleedka Putland , oo ay ka warbixinayeen odayaasha  kunool deegaanka  Putland ee ku abtirsada Koonfur Galbeed Soomaalliya.  Waxaa kaloo goobtaasi ka hadley wasiirada Haweenka ee Maamul Gobaleedka Puntland Anisa Maxamed Xaaji Aadan ayaa sheegtey  inay u dhaaratey Wadanka , ayna dhaarta ay dhaaratey ay fulin doonto kuna dhaqami doonto sidii loo sameyn lahaaa  Cadaalad iyo Sinaan bulshada ku nool Deegaanada Putland dhammaantooda  hoostan kadhagayso waxyaalaha laga wada hadley