Xiisad: Dagaal oo ka taagan Sh/Hoose & Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Janaale.

0

Ciidamada Dowlada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia oo Garab ka helaya Ciidamada Amisom waxaa ay dhaq dhaqaaq Ciidan kawadaan Deegaano katirsan Gobolka Sh / Hoose.

Ciidamada Ayaa dhaq dhaqaaqa Kawada deegaanada ay Kaga Sugan yihiin Gobolka Gaar Ahaan Janaale iyo Deegaano kale oo katirsan Shabellaha Hoose.

Al-Shabaab Ayaa lagu soo waramayaa i ay abaabul Dagaal ay kawadaan Deegaanada ay kamaamulaan Gobolka waxaana la arkayaa Shabaabkii UGU badnaa oo ku Qul qulaya Deegaanada Sh / Hoose.

Todobaadkan gudihiis ayeey aheed MarkII Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ay ka saareen Al-Shabaab Deegaanka Janaale Ee Gobolka Sh / Hoose halkaas oo Shabaab ay ku sugnaayeen.

WIXII KU SOO KORDHA halkan KALA SOCO İnsh ALLAH