DHAGEYSO:Wasiir Ceynte” waqti kale lagu Kordhin maayo Barnaamijka Hiigsiga cusub.

0

Wasiirka wasaarada qorsheynta Dowladda Soomaaliya Cabdiraxman ceynte ayaa sheegay in aan waqti kale lagu Kordhin Doonin Barnaamijka  Hiigsiga cusub.

Waxaa uu sheegtay dowladda soomaaliya inay Go’aan ku  qaatay marka uu dhaco qandaraaska hada oo ku eg bisha sideedaad inaan la cusboonaysiin doonaan,isla markaan dowladda Soomaaliya ay ku badalidoonto qorsho cusub oo lagu magacaabo hormarinta qaranka.

Wasiir ceynte ayaa sheegay qorshaha  hormarinta qaranka in uu yahay mid ay leedahay dowladda soomaaliya islmarkaan la soo gudbin doona 2 bilood ee soo socota.