Dhageyso Barnaamijka Xulashada Heesaha Ee Warbaafinta Koonfurgalbeed Soomaaliya.

0

Barnaamij aad u xiisa badan oo lagu soo qaatey heeso isugu jira wadani iyo hees jecel ah oo aad ka heli doontid isla markaasna ay yihiin heeso MAY IYO MAXA TIRI AH.

Barnaamijkaan ayaa laga soo diyaariyay xafiista warbaahinta warsan. www.gaarsiye.com iyo Wadaninews24.com ee dalka Norway.

Waxaana idinla socodsiineya wariye Maaxiye Cabdinuuf Yuusuf iyo Xalwo Cabdi Cali hadana halkaan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan.