Sawiro:Salaad Roob-doon ah 00 lagu tukadey magaalada Xuddur iyo Dad badan 00 ka qeyb galay

0

Boqolaal ruux ayaa isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Xuddur, halkaasi oo si wada jir ah loogu oogayay Salaada Roobdoonka, iyadoo culamaa’u diinka magaaalda ay ka akhrinayeen ducooyin diini ah oo Alle bari ah.
Imaamka magaalada xuddur Sheekh Cali Sanboor oo kamid ahaa Culamaa’udiinka sida aadka ah looga yaqaano guud ahaan gobolka Bakool ayaa Dadka tujiyay Salaada Roobdoonka, iyadoo halkaasi dadka ugu duceeyay, kuna booriyay inay is cafiyaan ooay Alle Bariga Joogteeyaan. ayna gargaaraan dadka liita,
Dhamaan dadkani oogayay Salaada ayaa aad u qiiraysnaayeen. Allahna ay baryayeen ayaa waxaa isna halkaasi hadalo kooban kasoo jeediyay Gudoomiyaha Degmada Xudur, Maxamed Macaim Axmed. wuxuuna sharaxaad ka bixiyay Abaaraha & Biyo yarida ka jirta deegaanka
Gudoomiyatia ayaa sheegey may dhamaan gureen Waro-Biyoodkii laga cabi jiray, qaar badan oo kamid ah ceeiashii biyahana ay biyo yareeyeen, qaarna ayba gureen duruufo adagna soo wajahdey
Dadkii ku dhaqnaa deegaanadaas ilaa iyo hadana aysan jirin cid gacan ufidisey dad iyo duuyanaba ay Ia ildaranyihiin haraad
Xudur Wadani News Online

DSC09652 DSC09647 DSC09645 DSC09644 DSC09643 DSC09642 DSC09641 DSC09640