Dhageyso:Maamulka Degmada Waajid Oo Sheegey Iney Furi Donaan Wadooyinka Xiran,,

0

Xili Ay Xaalad Daran Dhinaca Nolasha Ay Kajirto Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ayaa Maamulka Waxaa Uu Sheegey Iney Ka Go’an tahay In Ay Furaan Wadooyinka Soo Gala Degmada Waajid.

Gudoomiye Kuxigiinka Degmada Waajid Cadow Cabdiraxmaan (Jugle) Xili Uu Wareysi Gaar ah Uu Sinaayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ciidinkii Furilahaa Hada Ay Diyaar Ay Yihiin Mar Dhowna Ay Bilaawi Donaan Iney Howlgalo Ay Ka Sameeyaan Degaanada Hoos Yimaada Degmada Waajid.

Dhanka Kale Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Waajid Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Degmada Waajid Hada Ay Ku Noolyihiin Dad Aad U Tira Badan Kuna Jiraan Xaalado Kala Duwan Waxaana Uu Baaq Adag U Direy Jaaliyadaha U Dhashtey Degmada Waajid Iney Soo Gacan Qabtaan Dadka Halkaan Ku Dhibaateysan.

Halkan Ka Dhageyso