Dhageyso:Kulan Maanta Ka Dhacey Baydhabo Oo Ka Qeyb Galey Madaxweynaha KGS

0

Mas,uuliyiin uu ugu Horeeyo madaxweynaha dowlada koonfur Galbeed Shariif Xasan,Wasiiro Xildhibaano ka kala socdey dowlada dhaxe,kuwa Maamulka,odoyaal iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa ka qayb galey furitaanka urur ka shaqeyn doono caawinada dadka taakta daran oo ay ka midka yihiin caruurtii dhoowan ku agoontobey qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee  Bishii Hore Ee ka dhacay Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Xildhibaan Ibraahin Yarrow oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ahna qaban qabiyaha Munaasabadan ayaa sharaxey u jeedada ururkan ka howlgali doona deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay shaqadiisu tahay.

Luul Isxaaq Aadan oo ah madaxda Ururkan ayaa sheegtay in shaqadooda ay noqon doono ka warqabka nolosha caruurta agoonta ah iyo hooyooyinka dayacen ee u baahan in wax loo qabo.

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Asna Goobta Kahadley Waxaana Uu Sheegey In Loo Bahan Yahay In Ay Gacanta Ay Is Qabsadaan Kuna Dadalaan Sidii Ay U Heli Lahaan Nolal Tani Ka wanaagsan Iyo In Ay Ciidamada Nabad Sugida Gacan Ay Ku Siyaan Sidii Loogu Safeen Lahaan Urarka Al Shabaab Degaanada Iyo Degmooyinka Katirsan KGS.

RIIX Halkan SI AAD U DHAGEYSO

 

0103