DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas “Waxaan saxiixnay ma aha 4.5”

0

Madaxweyne C/welli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay hishiiskii lagu gaaray magaalada Garowe, kaasi oo ay kala saxiixdeen dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.

Madaxweyne Gaas, wuxuu sheegay in hishiiska ay saxiixeen uu leeyahay damaanad qaad buuxa, ayna saxiixeen in 2020 aan lagu laaban doorasho 4.5 ah.

Hoos ka dhageyso