dhageyso filim af maay maay lagu turjumey oo kasheekeynaayo xaywaanaadka duur joogta ah aduunyada oo dhan aadka loogu xiiseyso waxaana turjumey radio warsan iyo wadaninews

0

radio warsan iyo wadaninews24 waxay idin soo gudbin doonaan filim af maay loo turjumey wuxuuna ka sheekeyn doonaa xaywaanaadka baadiyaha kunool sida ay isku cunaan iyo weliba lo gesida qaabka ay duurka ugu nooshahay waxaana idin turjumey walaalkiina madey oo mar walba kudadaalaya horumarinta afka maayga dhagaysi wanaagsan