DHAGEYSO: Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay ,,

0

Ciidamada dowladda  Soomaaliya  ayaa maanta  la wareegay deegaanka Janaanle  Gobalka Shabelle hoose , halkaas oo ay horay Gacanta  ugu hayeen dagaalyahano  Xaradaka Alshabaab.

Al-shabaab ayaa Bishii September ee sanadkii hore waxaa ay Weerar ku qaadeen Fariisimo Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay halkaa ku leeyihiin,waxaana waxii ka dambeeyay halkaa Gacanta Ururka Al-shabaab, ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa dhowr Jeer isku dayey Qabsashada janaale .

Dhankale warar ay heshay idaacada risaala ayaa sheegaya in Alshaab oo ay kusugan yihiin meel  aan sidaas ugu fageyn deegaanka gobalka shabelle hoose islamarkaana ay suurtagal in ay weerar  kusoo qaadeen ciidamada qabsaday janaale.