DHAGEYSO WAREYSI:- Ciidamo ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo hub iyo gaadiid Ciidan loo qeybiyay degaanka diinsoor,,

0

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa loo qeybiyay hub iyo agab kale, waxaana ciidamadaas ay ku sugan yihiin degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Ciidamada hubka loo qeybiyay ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa ku dhowaad 400 boqol, iyadoo ciidamadaas uu tababar u socday mudo ku dhow 9 bilood.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaana goob joog ka ahaa, waxaana ciidamada ay kula dar daarmeen in ay difaacaan degmada Diinsoor.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-