Dhageyso:War farxad leh: DAAWO SAWIRO : CIIDAMADII TABABARKA UGU DHAMAADEY MAGAALADA WAAJID OO HUBKII AY KU SHAQEYN LAHAAYEEN MAANTA LA GAARSIIYEY

0

Maanta Ayaa Magaalada WAAJID waxaa gaarey Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaas OO AY ciidamo tiro badan oo tababar dhameystey loogu qeybiyey Hubkoodii OO ay u baahnaayeen. Tababarka Ayaa waxaa bixinayey saraakiil Ethiopian ah , halka dhaqaalahana ay bixisey Dowlada Ingiriiska; Mahad balaaran ha ka gaarto e. Hoos ka DAAWO marka hore, sawiro then:

 

SAM_0308

65

12 23 65 404

mubo28-8 mubo28-12

sadax4