Dhageyso:- Shirkada Biyaha Magaalada Baydhabo ee War Janaay,,

0

wareeysi dheer uu siiyay agaasimaha shirkadda biya gilinta magaalada Baydhabo ee WarJanaay ayaa waxa uu sheegay in si rasmi ah Masaajidyada , iskoolaha, isbitaalada iyo meelaha kawarada dhexeeya bushada ayaa lashegay in aan laga qaadeynin wax lacago ah, hadaba halkaan hoose ka dhageyso qudbadii agaasimaha